Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Ciidamada Puntland iyo garsoorayaal kale oo …

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 44 , 16ka May 2020, kuna saabsan Dib-u-dhisidda Maxkamadda sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Puntland. Madaxweynaha a Puntland Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80aad, faqraddiisa 19aad. Markuu arkay: Qodobka 87aad ee Dastuurka Puntland Markuu Tixgeliyey: Aqoontooda iyo Khibradooda Shaqo. … Continue reading Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Ciidamada Puntland iyo garsoorayaal kale oo …